Diyaarad ka timid Imaaraadka oo goordhaw kasoo degtay Muqdisho (Daawo Sawirada)

Dowlada Imaaraadka Carabta ayaa magaalada Muqdisho goordhaw soo gaarsiisay qalab caafimaad oo loogu tala galay kahor taga Caabuqa Caronavirus oo hada kusii faafaya magaalada Muqdisho. Diyaarad siday qalabkan caafimaad ayaa goordhaw soo caga dhigatay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, waxaana diyaaradan garoonka kusoo dhaweeyay lana wareegay qalabkii ay siday masuuliyiin katirsan dowlada Soomaaliya. … Continue reading Diyaarad ka timid Imaaraadka oo goordhaw kasoo degtay Muqdisho (Daawo Sawirada)